A funny Somali story

A funny Somali story

Author: Khadar Osman May 22, 2021 Duration: 14:52

Here I have translated it  in a very basic translation. 


Bari baa waxaa is guursaday nin iyo naag duqomo ah

Once upon a time there was   a young man and a young woman who were unintelligent and got married.

Maalin maamaha ka mid ah ayaa ay ri qasheen oo hilbaheedii qaar cuneen  qaarna ku gurteen haan oo ay ku keydsadeen.

One day they slaughtered a goat and ate some of its meat and they put the rest in a big container and stored so they could eat later.

Maalin maalmaha ka mid ah ayaa ay israaceen ninkii iyo afadiisii oo ay xaabo u doonteen keynta si ay wax ugu karsadaan.

One day, they went out together in the forest  to gather firewood to cook the meat.

Iyaga oo keyntii ku sii socda ayaa nin socdaal ahi ka hor yimid oo su’aal weydiiyey oo yiri:

As they were on their journey to forest, there comes a traveller and asked them.

“ Waxa aad ii tilmaantaan cid meelahan deggen haddii aad garanaysaan?”

Can you please tell me if there is anyone living here, if you know?

Way ugu jawaabeen,

“They said, “Take this road, it shall take you to our home

“tubtaa raac aqalkayagii bay ku geynaysaaye;

“Take this road, it shall take you to our home

aqalka ha gelin,

Do not enter the home.

haddaad gasahana haanta ku xiran ha furin.

If you enter, do not open the container


Waxaa jira qosol iyo dareen gaar ah oo la xiriirta inaad si fudud ula hadasho qoyskaaga ama saaxiibadaada afka hooyo. Learn Somali Language Podcast waa mashruuc ay horkacayo Khadar Osman, kaas oo ku dadaalaya inuu kaaga caawiyo inaad soo qabsato afkaas iyo dhaqanka la xiriirta. Ma aha kaliya casharrada ereyada ama qawaaniinta, ee waxaad maqalaysaa sheekooyin dhaqameed, heeso iyo su'aalo jaanis ah oo ku saabsan nolol maalmeedka Soomaalida. Podcast-kan waxaa loogu talagalay qof kasta, haddii aad tahay bilowgah aan waxba ka aqoon ama qof raba inuu xirfadiisa kor u qaado. Dhacdo kasta waxay ku dhammaysaa waayo-aragnimo kaalin leh oo lagu fahmo sida afku u shaqeeyo goobaha kala duwan. Iyadoo la isticmaalayo hab fudud oo raaxaysan, waxaad si tartiib ah ula qabsanaysaa habka ugu wanaagsan ee lagu hadlo. Hadba markaad dhagaysato, waxaad ku soo kordhinaysaa fahamkaaga afka iyo dhaqanka, iyadoo aad raaxaysanaysana.
Author: Language: Somali Episodes: 100

Learn Somali Language Podcast
Podcast Episodes
New Somali Phrases [not-audio_url] [/not-audio_url]

Duration: 8:49
Useful Somali Phrases Waxaan rabaa in aan tago suuqa = I want to go to the market Wahaan Rabaa Maxaad rabtaa in aad soo gadato? What do you want to buy/What do you wanna buy? Mahaad Waxaan rabaa in aan soo gato kabo. I w…
Days of the week [not-audio_url] [/not-audio_url]

Duration: 8:21
In this episode I teach the days of the week in Somali. Monday= isniin Tuesday = salaasa Wednesday= Arbaco (arba’o) Thursday= Khamiis Friday= Jimce (Jime) Saturday sabti Sunday= Axad (ahad
Comparing things [not-audio_url] [/not-audio_url]

Duration: 5:32
John is taller than Steven. Smaller= wuu ka yar yahay. Bigger= ka wayn yahay
Three Phrases [not-audio_url] [/not-audio_url]

Duration: 8:13
Where do you put=halkeed dhigtaan I don’t understand= Ma fahmin. I don’t understand you= Kuma fahmin. I forget to mention this one. I don’t know= ma garanayo or ma aqaano
New Seasonal Words [not-audio_url] [/not-audio_url]

Duration: 3:40
Hot= kulayl cold=qabow rain= roob
Two Expressions [not-audio_url] [/not-audio_url]

Duration: 4:01
1). •••I don’t have anything. •••Waxba (Wahba) ma mahayato. 2). •••What are you looking for?. •••Maxaad raadinaysaaa?
Political Vocab [not-audio_url] [/not-audio_url]

Duration: 8:04
President= Madaxwayne. Vice-president= madaxwayne ku xigeen or Raysal wasaare( I recommend using madaxwayne ku xigeen since it’s easier) Election= Doorasho
2 experisions [not-audio_url] [/not-audio_url]

Duration: 47:39
1. What are you looking for? Maxaad/ mahaad raadinaysaa 2. I’m looking for my key. Waxaan/ wahaan raadinayaa furhahayga.