Going to the restaurant with your spouse

Going to the restaurant with your spouse

Author: Khadar Osman June 5, 2021 Duration: 13:30

“Going to the Restaurant with your spouse”

Waiter: Welcome to Safari Restaurant” take  a seat please.

Waiter: Ku soo dhawaada Maqaaxida Safaari. Fadhista/fadhiiso fadlan.

Customer: Where is the bathroom?

Customer: Aaway/ musqushii/suuligii?

Waiter: Right behind you sir.

Waiter: gadaashaada mudane

Waiter: Are you with him?

Waiter: Maad la socotaa?

Customer: Yes, he is my husband.

Customer: Haa, waa ninkaygii/saygayii/sawjkaygii

Waiter: Great/wonderful/awesome/

Waiter: si fiican

Waiter: What can I get you?

Waiter: Maxaan kuu keenaa?

Customer: Nothing, I’ll wait

Customer: Waxba waan sugayaa

Customer: Okey

Waiter: haye

(husband comes back)

Customer2: Where is the waiter?

Customer: Aaway/meeyay mudalabkii?

Waiter: Here I am. What I can for you ?

Waiter: waa ika. Maxaan kuu keena?

Customer: Maxaad haysaa/haysaa?

Waiter: Rice, spagheti, and meat

Waiter, Bariis, baasto, iyo hilib

Customer: Noo keen bariis hilib leh

Customer: Bring rice with meat.

Customer1: Wait, wait, you just gonna order without asking me?

Customer: sug, /ukaadi/ miyaad iska dalban adoon i waydiinin.

Husband: Sorry about that honey:

husbandr2: waan ka xumahay qali

Waiter: What can I get you ma’am/madam?

Waiter: Maxaan kuu keena marwo?

Wife: Bring me exactly what my husband ordered?

Wife : IIkeen wuxuu dalbaday ninkaygu?

Husband: Honey, what is wrong  with you?

Husband: Maxaa kaa khaldan/qaldan?

Wife: Nothing, I just wanted talk.

Wife: Waxba, waxaan rabay un in aan hadlo

Waiter: Man, you have the best wife?

Waiter. Ninyahow, waxaad haysataa xaas fiican

Husband: Just bring the food!

Husband: cuntaa un keen.

Waiter: I’ll be right back sir!

Waiter: waan soo noqon mudan!.

Question: If you are waiting for the waiter, aren't you the waiter?

:


Waxaa jira qosol iyo dareen gaar ah oo la xiriirta inaad si fudud ula hadasho qoyskaaga ama saaxiibadaada afka hooyo. Learn Somali Language Podcast waa mashruuc ay horkacayo Khadar Osman, kaas oo ku dadaalaya inuu kaaga caawiyo inaad soo qabsato afkaas iyo dhaqanka la xiriirta. Ma aha kaliya casharrada ereyada ama qawaaniinta, ee waxaad maqalaysaa sheekooyin dhaqameed, heeso iyo su'aalo jaanis ah oo ku saabsan nolol maalmeedka Soomaalida. Podcast-kan waxaa loogu talagalay qof kasta, haddii aad tahay bilowgah aan waxba ka aqoon ama qof raba inuu xirfadiisa kor u qaado. Dhacdo kasta waxay ku dhammaysaa waayo-aragnimo kaalin leh oo lagu fahmo sida afku u shaqeeyo goobaha kala duwan. Iyadoo la isticmaalayo hab fudud oo raaxaysan, waxaad si tartiib ah ula qabsanaysaa habka ugu wanaagsan ee lagu hadlo. Hadba markaad dhagaysato, waxaad ku soo kordhinaysaa fahamkaaga afka iyo dhaqanka, iyadoo aad raaxaysanaysana.
Author: Language: Somali Episodes: 100

Learn Somali Language Podcast
Podcast Episodes
Motivational [not-audio_url] [/not-audio_url]

Duration: 7:08
Here I inspire you to keep learning Somali Language Since you guys have free time to do many things.
Revision episode [not-audio_url] [/not-audio_url]

Duration: 16:18
How are you= see tahay Good== fiican what is your name= magacaa maga’aa
Somali phrases [not-audio_url] [/not-audio_url]

Duration: 10:36
Get up= kac or ka’. I don’t understand= ma fahmin. I understand= waan fahmay. Cup= koob
Somali phrases [not-audio_url] [/not-audio_url]

Duration: 2:21
“ please have a sit”. Fadlan fadhiiso
New Program hope you like it. [not-audio_url] [/not-audio_url]

Duration: 3:18
This program will give the opportunity to kind of feel the way we speak Somali.

«1...678910